Barnaamijka Doodda Gaaban waxa uu maanta ku saabsan doorka Qurbo-joogta Soomaalida iyo kaalinta ay ku lee yihiin arrimaha dalka Soomaaliya. Dooddan oo aan ugu magic darnay Dal Joog iyo Dibad Joog maxaa kala haysta?
Waxaa barnaamijka ka qeyb-galaya Suldaan Xuseen Xasan oo ka mid ah qurbo joogta iyo Maxamed Cali Daahir oo ah ganacsade dalka ka shaqeysta. Waxaa barnaamijka Nairobi ku diyaariyey Yaasiin Ciise Wardheer.
Embed
share
Doodda Gaaban
by VOA
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available
0:00
0:07:59
0:00
Direct link