Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: Olole ka Dhan ah Afka-qalaad oo Billowday


Sawir Muqdisho
Sawir Muqdisho

Talaabadan ayaa daba socota qorshe dowladda Soomaaliya ay sheegtay inay ugu hiilineyso adeegsiga Afka-Soomaaliga.

Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta magaalada Muqdisho ka billaabay howlgal lagu burburinayo Boorarka goobaha ganacsiga ee ku qoran Afafka qalaad.

Qeybo ka mid ah magaaladana, ayaa lagu arkayay ciidamada booliska oo fiiqaya tabeellayaasha aan Af-Soomaaliga ku qorneyn, waxaana arrintaasi cabasho ka muujiyay qaar ka tirsan ganacsatada go'aankan lagu fuliyay.

Talaabadan ayaa daba socota qorshe dowladda Soomaaliya ay sheegtay inay ugu hiilineyso adeegsiga Afka-Soomaaliga, oo laga cabsi qabo inuu lumo.

Wariyeheenna Jacfar Kukay ayaa warbixintan inoo soo diray.

Muqdisho: Boorar la bur-burinayo
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:21 0:00

XS
SM
MD
LG