Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Iska Horimaad Ka Dhacay Boosaaso


Boosaaso
Boosaaso

Ugu yaraan hal qof ayaa dhintay saddex kalena way ku dhaawacmeen iska hor imaad xalay xeebta ceelaayo oo 30 KM dhanka waqooyi ka xigta magaalada Boosaaso ka dhacy.

Iska horimaadka ayaa yimid ka dib markii ciidamada badda Puntland oo ka hortagayay 300 oo qof oo la tahriibinayayay iska cabin la kulmeen taasi oo keentay dhimashada hal askari.

Ciidanka ayaa gacanta ku dhigay dad looga shikisan yahay inay qayb ka yihiin shabakadaha wax tahriibaya.

Faahfaahinta warkan waxaa Boosaaso nooga soo dirtay weriyaheena Faadumo Yuusuf Jaamac.

Iska horimaad ka dhacay Boosaaso
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:49 0:00


XS
SM
MD
LG