Ciyaartoy matalaysa iskuulka Muqdisho, ayaa ka qeyb galaya tartan kubadda cagta ah oo ka dhacaya magaalada Dooxa ee Dalka Qatar, iyadoo kulan xiiso badan beri ay la ciyaari doonaan dhigggooda Qatar.
Tartankan oo dhowr iyo toban dowladood oo Carbeed ay ka qeyb galayaan, ayaa dhalinyarada ka qeyb galaysa ay da'dooda tahay 11 sano jir
Maxamed Cismaan (Naastaro) oo ah madaxa maamulka kooxdaasi ardeyda Muqdisho, ayuu wariyahayaga Jamal Axmed Cismaan uga waramay tartankaasi Jeem Cup.