Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sabax Mukhtar Oo Wareysi Siisay VOA-da


Madaxweyne Obama oo saxiixaya warqaddii Sabax ay ku qoratay ereyadii ay isaga kusoo dhoweysay.
Madaxweyne Obama oo saxiixaya warqaddii Sabax ay ku qoratay ereyadii ay isaga kusoo dhoweysay.

Sabax Mukhtaar waa gabadha madaxweyne Obama kusoo dhoweysay khudbaddii uu ka jeediyey masjid ku yaalla magaalada Baltimore.

Madaxwayanah maraykanka Barack Obama ayaa todobaadkii hore booqday masaajid ku yaala magaalada Baltimore e gobolka Maryland ee dalkan Maraykanka.

Dadkii muslimiinta aha ee masaajidkaasi ku sugnaa wax aka mid ahayd Sabax Mukhtaar oo ah gabadh dhalin yaro ah, oo muslim African American ah oo khudbad ka jeedisay socdaalka madaxwayne Obama ku tagay masaajidkaasi oo ay ka mid tahay dadka ku cibaadaysta.

Hadalladii ay Sabax Masaajidka ka jeedisay ayaa aad usoo jiitay warbahinta kala duwan ee dalka Maraykanka.

Hadaba Salem Fekadu oo VOA da ka tirsan ayaa Sabaax waraysi la yeelatay waxayna ugu horreyn waydiisay inay xoogaa macluumaad ah ka bixiso nafteeda.

Sahra Ciidle Nuur ayaa inoo soo koobaysa waraysigaasi qaybo ka mid ah.

Wareysi: Sabaax Mukhtaar
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:03:58 0:00

XS
SM
MD
LG