Isku xirrada

War Deg-Deg ah

7 ku Dhimatay Dhul Gariir Ka Dhacay Taiwan


Dhul gariir xooggan ayaa ku dhuftay magaalo ku taaallo koonfurta Tawain, halkaas oo ay ku dhinteen inta hadda la xaqiijiyay toddobo ruux, oo uu ku jiro ilmo yar.

Saraakiil ayaa sheegay in ay ka cabsi qabaan in dad badan ay ku hoos jiraan dhismayaal bur burey, iyadoo dhul gariirka oo cabbirkiisa lagu qiyaasay 6.4 magnitude uu ku dhuftay dalkaasi xilli ay dadku hurdayeen.

Waxa jira baaritaanno ku aaddan in la soo saaro dad laga baqanayo inay ka hoos mareen dhismayasha burburey.

XS
SM
MD
LG