Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Taliye Gafow iyo Wasiir Warancadde oo Is-Eedeeyey


Taliyaha laanta socdaalka Soomaaliya Jeneraal Cabdullaahi Gaafow Maxamed ayaa sheegay inuu warqad ka helay Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-Cadde oo sida uu sheegay uu Wasiirku kaga codsanayo in xafiis laga bixiyo baasaboorada iyo jinsiyadaha Soomaaliya laga furo Somaliland.

Dhinaca kalena Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancadde ayaa isagu been abuur ku tilmaamay waraaqdaan isla markaana sheegay inaanay jirin waraaq uu u qoray dawladda Somaliya, isaga oo dhiniciisa ku dooda in waraaqdaas ay been abuureen qaar ka mida masuuliyiinta Soomaaliya.

Waraysiga labada dhinac xaggan hoose ka dhegeyso.

Taliye Gaafow iyo Wasiir Warancadde
please wait

No media source currently available

0:00 0:10:56 0:00

XS
SM
MD
LG