Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shirkii Kismaayo Oo Lagu Soo Kala Tagey


Wararka ka imanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in qeybihii ku shirayey magaalada ay wax heshiis ah gaari waayeen.

Ra'iisal Wasaaraha Somalia, Sharmarke oo goobta ka hadlay ayaa sheegay in arrimo farsamo dartood shirku u joogsaday, lagana shaqeynayo sidii xilli dambe loogu sii amba qaadi lahaa. Ra'iisal Wasaaraha ayaan sheegin goorta iyo goobta la iskugu iman doono.

Dhageyso Wareysiga Kismaayo
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:38 0:00

XS
SM
MD
LG