Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Islaam Nacaybka Ka Jira USA


Muslimiin ku dukanaya masjid ku yaalla Florida (Sawir hore)
Muslimiin ku dukanaya masjid ku yaalla Florida (Sawir hore)

Ficillada ka dhanka ah muslimiinta ayaa ku kordhayey Mareykanka wixii ka dambeeyey weeraradii Paris iyo San Bernardino.

Tan iyo weerarkii ka dhacay magaalada Paris ee dalka France iyo weerarkii San Bernardino ee gobolka California ee dalka Mareykanka, waxaa dalka Mareykanka kusoo kordhayey ficillada ka dhanka ah ee lala beegsanayo goobaha muslimiinta, sida masaajidada.

Ficilladan Islaam naceybka ah ayaa sii kordhay markii musharaxa madaxweynaha Mareykanka ee xisbiga Jamhuuriga Donald Trump uu ku baaqay in muslimiinta laga mamnuuco inay soo galaan Mareykanka.

Haddaba barnaamijka faaqidaadda toddobaadka ayaan ku eegeynaa sababaha arrintan ugu wacan. Waxaaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.

Faaqidaadda Toddobaadka
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:28:41 0:00


XS
SM
MD
LG