Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida: Axmed Sheekh Gurey

Martida Makrafoonka
Martida Makrafoonka

Barnaamijka Martida makaroofanka waxa uu ku saabsanyahay shir todobaadkan lagu soo gabagabeeyay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga oo ay isu tageen cilmi baarayaal African ah.

Axmed Sheekh Gurey, oo ka mid ah aqoonyahanka Soomaaliyeed ee ka qeyb galay kulankaas ayaa uga waramay barnaamijka Martida Makaroofanka ee VOAda.

Barnaamijka oo dhameystiran halka hoose ee qoraalkan ka dhageyso.

This item is part of
XS
SM
MD
LG