Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xuska Nabiga NNKH Oo Ku Beegan Khamiista


Sheekh Caafi
Sheekh Caafi

Khamiista berrito ah waxa ku beegan munaasabaddii mowliidka ee Nabi Maxamed NNK. Meelo badan oo dunida Islaamka ah ayaa laga xusayaa munaasabaddan, iyada oo culimada qaarna ay wax iska weydiiso taariikhda iyo waliba inay habboon tahay in xuska Nabiga la dhigo.

Haddaba wariyeheena Maxamuud Mascadde ayaa arrimaha xuska Nabiga ka wareystay Sheekh Maxamed Cabdi Caafi, Imaamka Masjidka Nuurul Iimaan ee gobolka Minnesota.

Dhageyso Mowliidka Nabiga
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:29 0:00

XS
SM
MD
LG