Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dooda Gaaban: Guurka Wax Ka Badan Hal Xaas


Doodan gaaban oo baxday 9-kii December ee 2015, ayaa waxa ay ku saabsan tahay sida ay dumarka u arkaan in raggooda ay la guursadaan xaasas kale. Doodan, ayaa waxaa ka qeyb galaya Aamina Maxamed Cabdi oo joogta Muqdisho iyo Xalwo Ladan Xaaji Diiriye oo joogta Minnesota. Waxaa daadihinaya Ibraahim Xasan Daandureey.

Doodda Gaaban
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:09:30 0:00

XS
SM
MD
LG