Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Wasiirka Duulista Soomaaliya


Dowladda Somalia ayaa ka qeybgashay shir caalami ah oo looga hadlayay duulimaadyada caalamiga ah oo ka dhacay magaalada Montreal ee dalka Canada.

Wasiirka gaadiidka iyo duulista Somalia, Cali Jaamac Jangali oo shirkaas Somalia uga qeybgalay ayaa sheegay in meel gabo-gabo ah ay marayso in dowladda Somalia lagu soo wareejiyo maamullida hawada Somalia.

Hadaba Jamaal Axmed Cismaan ayaa wareystay wasiir Jangali.

Wareysi: Jangali
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:48 0:00

XS
SM
MD
LG