80 ka mid ah dadkii lagu haystay hoteelka Radisson Blu ee magaalada Bamako ee caasimadda dalka Mali ayaa lasii daayey kadib markii afar dabley oo ku qeylinaya hadallo islaami ah ay hotelka ku qabsadeen 170 qof. Illaa iyo hadda 80 kale ayaa gudaha hoteelka lagu haystaa.
Sawirrada Weerarka Mali

1
Weerarka Mali

2
Dad isugu soo ururay banaanka Hotelka Radisson Blu ayaga oo u kuur galaya xaaladda.

3
Sawirkan oo lagu baahiyey website-ka Malikahere.com waxa uu muujinaya shaqaalaha amniga oo imanaya goobta weerarka uu ka dhacay ee magaalada Bamako.

4
Ciidamada Mali oo dhufeysyo ka sameysanaya banaanka Hotel Radisson Blu, ka hor inta aysan gudaha u galin.