Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Nolosha Soomaalida Dalka Switzerland


Ahmed Jaamac
Ahmed Jaamac

Axmed Jaamac Fidhbool waa mudane laga soo doorto Gobolka Geneva ee hoostagta Dawladda Federaalka ah ee Switzerland.

Soomaalidu waxay u kala hayaantay dalal badan oo daafaha Caalamka ah, waxaa qaar badan oo ka mid ahi ay ka qaybgaleen siyaasadaha dalalkaas.

Waddamadaas qaarkood siyaasaddoodu waa kuwo furfuran oo dadka ajnebiga ahi ay si sahlan uga qayb geli karaan, halka ay jiraan dalal badan oo siyaasaddoodu ay yihiin kuwo xidhxidhan.

Axmed Jaamac Fidhbool waa mudane laga soo doorto Gobolka Geneva ee hoostagta Dawladda Federaalka ah ee Switzerland, Waa Xildhibaankii ugu horreeyey ee ka soo jeeda Bariga Afrika ee Baarlamaan Goboleedkaas loo doorto.

Haddaba Waxaan ka waraysannay Xaaladda Nololeed ee dadka Soomaalida ah ee dalka Switzerland iyo weliba sida Soomaalidu uga qayb gasho nidaamka siyaasadeed ee dalkaasi.

Ismaaciil Xuseen Farjar ayuu khadka telefoonka ugu waramay.

Waraysiga Axmed Jaamac
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:30 0:00

XS
SM
MD
LG