Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Minnesota: Soomaali La Maxkamadeynayo


Maxkamad
Maxkamad

Dhalinyaro Somali Mareykan ah ayaa shaley maxkamad la soo taagey. Dhalinyaradan oo horey loogu eedeeyey in ay doonayeen in ay ku biiraan ururka ISIS, ayaa dacwadooda cusub waxa ay tahay in ay doonayeen in ay dad ku soo dilaan dal ka baxsan Mareykanka oo dibada ah.

Halkan Ka dhageyso qaar ka mida hooyooyinka iyo Qareenka.

Minnesota
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:08:26 0:00

XS
SM
MD
LG