Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka:Prof Maxamuud Maxamed Maxamuud


Wicitaanka Dhageystaha
Wicitaanka Dhageystaha

Ku soo dhowaada barnaamijkii Wicitaanka Dhegaystaha oo ku saabsan walaaca laga qabo roobka Elnino oo ku soo wajahan koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya, iyadoo fatahaado hore oo roobka ka dhashay ay saameeyeen boqolaal kun oo qof oo ku nool deegaannada ku dhow webiya, waxaana marti ku ah Prof. Maxamuud Maxamed Maxamuud oo ah agaasimaha guud ee wasaaradda beeraha ee dowladda federaalka ee Soomaaliya.

Sahro Cabdi Axmed ayaa innala socodsiineysa.

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha
please wait

No media source currently available

0:00 0:26:43 0:00


XS
SM
MD
LG