Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qarax Ka dhacday Degmada Buurdhuubo


AMISOM Photo / Tobin Jones 1
AMISOM Photo / Tobin Jones 1

Ciidankan ayaa miinada ka soo saaray meel ku dhow buundada degmada Buurdhuubo ee gobolka Gedo.

Miinada qaraxday ayaa la sheegay in lagu sii aasay wado ay soo marayeen gaadiid ay wateen ciidamo katirsan AMISOM faraca Itoobiya oo ka yimid degmada Qansax-dheere ee gobolka Baay.

Wararka ayaa sheegay in dhaawac askartu uu yahay mid halis ah.

Waxaan illaa hadda si rami ah loo oggeyn in qaraxaasi miino uu sababay geeri iyo in kale. ay ku dhinteen qaar ka mid ah ciidankii ay ku qaraxday.

XS
SM
MD
LG