Toddobaadkii tagay, ayaa baadariga ugu sarreeya madhabta Roman Catholic, waxa uu booqasho taariikhi ah ku yimid dalka Mareykanka. Haddaba waxaan halkan idin kugu soo ururinay idinkuguna soo bandhigeynaa sawirro muujinaya socdaalka Pope-ka uu ku bixiyey qaar ka mid ah magaalooyinka dalka Mareykanka sida Washington DC.
Sawirro: Socdaalkii Pope Francis ee USA

9
Pope Francis oo dadweynaha kula dabaal degaya magaalada Philadelphia.

10
Pope Francis, Madaxweyne Obama iyo Michelle Obama.

11
MIchelle Obama oo la taagan baadariyiin iyo xubno ka tirsan wasiirada Obama, si ay aqalka cad ugu soo dhoweeyaan Pope Francis.

12
Dadweyne ruxaya callamada Mareykanka iyo Vatican-ka, si ay ugu soo dhoweeyaan Pope Francis magaalada Washington.