Toddobaadkii tagay, ayaa baadariga ugu sarreeya madhabta Roman Catholic, waxa uu booqasho taariikhi ah ku yimid dalka Mareykanka. Haddaba waxaan halkan idin kugu soo ururinay idinkuguna soo bandhigeynaa sawirro muujinaya socdaalka Pope-ka uu ku bixiyey qaar ka mid ah magaalooyinka dalka Mareykanka sida Washington DC.
Sawirro: Socdaalkii Pope Francis ee USA
13
Madaxweyne Obama iyo Pope Francis.
14
Pope Francis oo la hadlaya qoysas.
15
US Obama Pope Francis
16
Madaxweyne Obama iyo Pope Francis oo la dhinac taagay calamada Mareykanka iyo Vatican-ka, ayada oo Pope-ka lagu soo dhoweynayo aqalka cad.