Toddobaadkii tagay, ayaa baadariga ugu sarreeya madhabta Roman Catholic, waxa uu booqasho taariikhi ah ku yimid dalka Mareykanka. Haddaba waxaan halkan idin kugu soo ururinay idinkuguna soo bandhigeynaa sawirro muujinaya socdaalka Pope-ka uu ku bixiyey qaar ka mid ah magaalooyinka dalka Mareykanka sida Washington DC.
Sawirro: Socdaalkii Pope Francis ee USA

5
Dadweyne isugu soo ururay waddada Benjamin Franklin Parkway si ay usoo dhoweeyaan Pope Francis.

6
Pope oo gacan qaadaya maxbuus.

7
Pope Francis oo la hadlaya suxufiyiinta, isaga oo qabtay shir jaraa'id ka hor inta aanu dib ugu laaban Talyaaniga.

8
Qoys ka tagay magaalada Trenton ee gobolka New Jersey oo ku lugeynaya buundada Benjamin Franklin una socda magaalada Philadelphia ee gobolka Pensylvania, oo uu ka qudbeynayey Pope-ka, ka hor inta uusan ku laaban Rome.