Ku soo dhowaada barnaamijkii Wicitaanka Dhegaystaha oo ku saabsan Xannaaneynta Xoolaha iyo dhibaatooyinka soo wajaha xoolo dhaqanta xilliyad kale duwan, waxaana marti ku ah Cumar Ismaaciil Waaberi oo aqoon durugsan u leh dhaqashada xoola kana sameeyey cilmi baaris.
Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa innala socodsiinaya.