Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shirka Wadatashiga Oo Maalintii labaad Ka Socda Muqdisho


shirka wadatashiga
shirka wadatashiga

Shirka ayaa waxaa ka qeyb galaya madaxda dowladda federaalka Soomaaliya iyo madaxda maamullada Puntland, Galmudug, Jubbaland iyo Koonfur Galbeed iyo mas’uuliyiin ka socota beesha caalamka.

Waxaa jira qodobo xaasaasi ah oo weli la isku marilayahay oo hadda ay jiraan dadaallo lagu doonaya in afgarad laga gaaro.

Beesha caalamka ayaa ku dhiirigelineysa madaxda Soomalida inay u diyaar garoobaan doorashooyin ka dhaca Soomaliya sanadka 2016-ka.

Shirk ayaa la filayaa in maanta la soo gabagabeeyo oo si wadajir ah looga soo saaro war murtiyeed.

XS
SM
MD
LG