Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka: Guuleed Axmed Dafac


Wicitaanka Dhageystaha
Wicitaanka Dhageystaha

Ku soo dhowaada barnaamijkii Wicitaanka Dhegaystaha oo ku saabsan muranka haamaha shidaalka ee Somaliland oo shalay horseeday in uu guddoomiyaha aqalka wakiillada iyo ku xigeenkiisa uu dhexmaro muran gacan ka hadal ah, waxaana marti ku ah Guuleed Axmed Dafac oo ah afhayeenka Xarunta Daraasaadka Siyaasadda ee CPA ee xarunteedu tahay magaalada Hargeysa isla markaana ah garyaqaan aqoon u leh dhinaca shuruucda.

Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa innala socodsiinaya.

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha
please wait

No media source currently available

0:00 0:20:57 0:00

XS
SM
MD
LG