Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Tartan Ciyaaro oo lagu soo gabagabeeyay Minnesota


Tartan ciyaaraha ah oo lagu qabtay gobolka Minnesota ayaa waxaa ku guulaystay kooxda Via Roma.

Ciyaartii kama dambaysta ahayd oo ay isugu soo baxeen Via Roma iyo Ammana Money Transfer ayaa guushu afar iy laba waxay ku raacday Via Roma.

Ciyaarahan ayaa lagu qabtay Garoonka dadan Twin Cities, waxaana ka soo qayb galay dadweyne badan oo ka mid ah Jaaliyadda soomaaliyeed ee ku nool gobolkaasi.

Dhegayso: Taratan Ciyaaro oo kadhacay Minnesota
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:52 0:00

XS
SM
MD
LG