Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka:Enj Maxamuud Jaamac Xaamud


Wicitaanka Dhageystaha
Wicitaanka Dhageystaha

Ku soo dhowaada barnaamijkii Wicitaanka Dhegaystaha oo ku saabsan qaxootiga ku qulqulaya dalalka Midowga Yurub oo gaaray heerkii ugu badnaa tan iyo wixii ka dambeeyey dagaalkii labaad ee dunnida kuwaasoo ay badankoodu ka yimaadeen dalka Siiriya, iyadoo ay jirto dood ku saabsan in doorkii qaxootiga ee dalalka Carabta in la tabay, waxaana marti ku ah Injiriin Maxamuud Xaamuud Jaamaca.

Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa inala socodsiinaysa.

Hoos ka dhageysto barnaamijka oo dhammaystiran.

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha
please wait

No media source currently available

0:00 0:20:31 0:00

XS
SM
MD
LG