Ku soo dhowaada barnaamijkii Wicitaanka Dhegaystaha oo ku saabsan dhallinyarada Soomaliyeed ee ku nool qurbaha ee ku biiraya kooxaha ka dagaallama Soomaaliya sida Alshabaab iyo ururka Daacish ee ka dagaallama dalalka Ciraaq iyo Siiriya iyo dhibatooyinka arrimahaasi ka soo wajaha qoysaska, waxaana marti ku ah Keysar Cabdullaahi Maxamed.
Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa inala socodsiinaysa.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available
Direct link