Barnaamijka dooda gaaban waxa uu ku saabsan yahay doorashadii ka dhacday magaalada Kismaayo sabtidii, oo Axmed Madoobe dib loogu doortay madaxweynaha Jubbaland. Waxaa doodda ka qeyb galaya xildhibaan Shire Cabdi Axmed oo ka mid ah xildhibaanada Jubbaland iyo Cabdirashiid Macallin Gaas, oo ka mid ah saraakiisha ciidamada dowladda. Waxaa soo jeedineysa Saynab Abuukar oo joogta Muqdisho ee hoos ka dhageyso.
Embed
share
Doodda Gaaban
by VOA
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available
0:00
0:12:04
0:00
Direct link