Ururka Shaqaaleynta Macallimiinta Kenya ayaa u sheegay macallimiinta dugsiyada dawladda inay iskaga tagi karaan gobolka W. Bari Kenya, haddii ay amnigooda u cabsadaan.
Waxaa xusid mudan in macallimiinta dugsiyada gaarka loo leeyahay ay wali ku sii sugan yihiin gobolka, iyaga oo aan wax cabsi ahi ayna ka muuqan.