Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Bandhiga Buugaaga Hargeysa oo soo Xidhmay


Weftiyo ka kala socday ilaa 14 dal oo u joogay magaalada Hargeysa ka-qaybgalka bandhigga caalamiga ah ee buugaagta Hargeysa, ayaa maanta ka amba-baxay magaaladaas, ka dib markii bandhiggaas oo socday muddo lix maalmood ah xalay la soo gunaanaday.

Gebogebadii bandhigga caalamiga ah ee buugaagta Hargeysa oo ay goob-joog ka ahaayeen masuuliyiin ka socota dawladda, abwaanno, qoraayo iyo ururada bulshada ayaa Wasiirka arrimaha dibedda Somaliland uu xalay soo gunaanaday.

Agaasimaha xarunta Dhaqanka ee Hargeysa oo ka mid ah qaban-qaabiyayaasha bandhiggan Jaamac Muuse Jaamac ayaa weriyaha VOA ee Hargeysa Barkhad Kaariye uga waramay arrimahaas;

Hargeisa Bookfair
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:30 0:00

XS
SM
MD
LG