Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ahlu Sunna Oo Qabsatay Degmada Caabud-Waaq


Madaxda Ahlu Sunna oo Addis u Baxay
Madaxda Ahlu Sunna oo Addis u Baxay

Sida ay ku soo warramayaan illo xog-ogaal ah waxaa uu wadahadal u socodaaa odyaasha dhaqanka degmada Caabud-Waaq iyo mas’uuliyiinta ciidamadii qabsaday magaaladaasi.

Maamulkii degmada iyo madaxweyne ku xigeenka maamulka cusub ee Galmudug oo horay magaalada ku jogay ayaa isaga soo baxay saacado ka hor intii aysan soo gaaran ciidamada qabsaday magaalada.

Ururka Ahlu sunna ee gobollada dhexe ayaa sheegay in dhawaan ay sameeeyeen maamul ka madaxbannaan midka dhowaan lagu doortay magaalada Cadaado.

Wareysiga qabsashada Caabud-Waaq
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:14 0:00

XS
SM
MD
LG