Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Hawl-gallo Milatari oo ka Socda Bay iyo Gedo


Hawlgallo Milatari ayaa ka socda maalintii labaad Gobollada Bay iyo Gedo, iyadoo iska horimaadyo laga soo sheegayo inay ka dhaceen degaanka Iidaale halkaasi oo la sheegay inuu qarax ka dhacay.

Dhinaca kalena ciidamada dawladda oo taageero ka helaya kuwa Itoobiya ayaa kusii siqaya magaalada Baardheere oo ay haatan u jiraan ilaa 65 KM.

Ciidamada ayaa saaka la wareegay degaanka Ceel-Cillaan.

Haddaba wararkii ugu dambeeyey ee la xidhiidha hawlgalladaas xagga hoose ka dhegeyso.

Waraysiyada Hawlgallada
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:10:03 0:00

XS
SM
MD
LG