Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Nuclearka Iran oo aan wali xal loo helin.


Iran Nuclear Talks
Iran Nuclear Talks

Kulamo is xig xiga oo ay leeyihiin wadaxaajoodayaasha Nukliyeerka Iran ayaa wali ka socda Magaalada Vienna, Waxaana socda dadaal horey loogu sii riixayo sidii go,aano looga gaari lahaa kulankaas, ka dib sedex jeer oo la kordhiyey mudadii kama danbeysta aheyd ee kulankaas loo qabtey todobaadyo gudahood.

Iyadoo aan waxna lagu dhawaaqin ayaa waxa ay diplomaasiyiinta Mareykanka iyo Yurub ku dul shaqeynayeen casho xili danbe oo habeenkii xaley ahaa, iyagoo dadaal ugu jirey in ay xaliyaan.

waxa uu sarkaal sare oo mareykan ah horey uga digey oo aheyd in qodoba badan oo muhiim ah lagu xaliyo wadahadalada socda.

Sarkaal sare oo Irani ah oo lagu magacaabo Alireza Miryousefi ayaa sheegey shaley oo Axad aheyd in lagu dhawaaqo 100 bog oo heshiis ah aysan macquul ahaan suurtagal aheyn.

XS
SM
MD
LG