Isku xirrada

War Deg-Deg ah

US iyo Carabta Iska Kaashanaya Argagixisada


Richard Stengel
Richard Stengel

Kaaliyaha Xogahaya Arrimaha Debedda ee Maraykanka u qaabilsan diplomaasiyadda iyo bulshada Richard Stengel ayaa sheegay in dawladda Maraykanka oo la kaashanaysa dalalka islaamka ah ay bilabayaan dadaal la doonayo in looga hortago dhalinyarada ku biiraysa kooxaha argagixisada. Stengel ayaa hadalkan ka sheegay wareysi uu siiyay TV-ga al-Hurra ee VOA ay bahwadaagta yihiin.

Wuxuuna waraysigaas kaga hadlay arrimo kala duwan oo ku saabsan dedaallo ay doonayaan Maraykanka iyo wadamada carabtu inay kaga hortagaan isticmaalka kooxda Daacish ee baraha isgaadhsiinta bulshada.

Richard Stengel
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:04 0:00

XS
SM
MD
LG