Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Waa Go'aankaaga: Dhalinyarada iyo Jadwalka Shaqada Ramadanka


Waa Go'aankaaga
Waa Go'aankaaga

Barnaamijka Waa Go'aankaaga ee toddobaadkan waxa marti ku ah Cabdiraxmaan Xaaji Ayaan (Cabkoos) oo magaalada Minneapolis ku leh makhaayadaha laga cunteeyo, waxana uu ka jawaabayaa su'aalaha qaar ka mid ah dhageystayaasha VOA.

Barnaamijka oo uu inala socodsiin doono Ismaaciil Xuseen Farjar, hoosta ka dhageyso.

Dhageyso Barn. Waa Go'aankaaga
please wait

No media source currently available

0:00 0:56:31 0:00

XS
SM
MD
LG