Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xaggee Ayuu Marayaa Heshiiska ONLF iyo Ethiopia


Afhayeenka Jabhadda ONLF, Caddaani Hiirmooge ayaa sheegay in dawladda Ethiopia ay soo deysay labo sarkaal oo jabhadda ka tirsan, ka dib markii dawladda Kenya iyo dalal kale oo dibadda ahi ay kaalin ka geysteen.

Sii-deyntan ayaa haddaba la sheegayaa inay kaalin ka geysan karto in labada dhinaca ay soo celiyaan wadahadalkii uga socday Kenya ee ku aaddanaa inay heshiis gaaraan.

Warbixin arrintaas ka hadlaysa waxa inoo haya Maxamed Cabdi Sandhere.

Dhageyso Xiriirka ONLF iyo Ethiopia
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:39 0:00

XS
SM
MD
LG