Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Hadliye: Talaabada Somaliland Lama Aqbali Karo


Dawladda Somalia ayaa ka hadashay tallaabo ay Somaliland shalay Berbera muddo kooban ku hor-istaagtay qaxooti Soomaali ah oo ka soo cararay dagaallada ka socda dalka Yemen.

Wasriirka arrimaha dibedda Somalia, C/salaam Hadliye Cumar ayaa sheegay in talaabadan ay tahay mid aan la aqbalin karin, isagoo sheegay in dunida oo dhan ay Somaalida magan siisay, isla markaana aanu fahmi karin in qaxootiga Soomalaida loo diido dhulkoodii.

Wasiirka ayaa isagoo ku sugan Dubai wuxuu u warramay VOA.

Wasiirka Arrimaha Debedda Somalia
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:58 0:00

XS
SM
MD
LG