Waxaa la soo xiray goobihii codbixinta ee doorashooyinkii maanta ka dhacay dalka Itoobiya, iyadoo horay ay isu diiwaangeliyeen 37 milyan oo qof , iyadoona la filayo in natiijooyinka doorashooyinka la shaacin doono 22-ka bisha soo socota
Hoos ka dhageyso warbixinta doorashada Itoobiya.