Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muranka Guddida Maamul u Samaynta Gobollada Dhexe


Wararka ka imanaya magaalada Cadaado ayaa sheegaya in Odayaasha dhaqanka ee halkaas ku sugani inay ku dhawaaqeen Guddiyo kala duwan, Suldaan Cabdullaahi Jaamac Cali “Madoobe Awjaamac” oo VOA u sheegay inuu yahay Afhayeenka Guddi Dhaqanka ah ayaa ahaa sheegay in maanta la magcaabay Guddi Dhaqanka ah iyo weliba Guddi kale oo Farsamo oo beelaha kala duwan metelaya.

Dhinaca kalena Xubnaha Guddigii Farsamada ee horey loo magacaabay ayaa ku gacansayray hadalka kasoo yeedhay qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka, waxayna sheegeen inay weli yihiin guddiga sharciga. Maxamed Xaashi Cabdi oo ah Guddoomiye ku Xigeenka Guddidaas ayaa u waramay Sahra Cabdi Axmed.

Shirka Cadaado
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:10:07 0:00

XS
SM
MD
LG