Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Falanqeyn: Koonfur Afrika, Maanta iyo Shalay


Jibril Abdulle
Jibril Abdulle

Soomaalida ku nool dalka Konfur Africa ayaa la kulmay weeraro isir-nacayb ah oo uga yimid qaar ka mid ah dadka Degan dalkaasi.

Haddaba sababaha ka danbeeya weeraradan iyo doorkii ay ka qaateen Soomaalidu halgankii dadka Koonfur Afrika ay uga soo horjeedeen midabtakoorka ayaa waxaa weriyaheena Yasin Ciise Wardheere uu ka wareystay Jibriil Ibraahim Cabdulle, madaxa Xarunta CRD oo ku sugan Nairobi.

Wareysiga Jibril Abdulle
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:22:46 0:00

XS
SM
MD
LG