Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka: Shirka Maamul u Sameynta Gobolada Dhexe

Barnaamijka wicitaanka dhegeystaha waxaa todobaadkan marti inoogu ah gudoomiyaha gudiga farsamada shirka maamul u sameynta gobolada Mudug iyo Galgaduud, Xaliimo Ismaaciil Ibraahim oo ku sugan magaalada Cadaado.

Arrimaha shirka iyo waxyaabaha laga filayo ayaa Falastin Ahmed Iman ay ka wareysatey, sidoo kalena dhageystayaasha ayaa su,aalo weydiinaya.

Halkan ka dhageyso barnaamijka

please wait

No media source currently available

0:00 0:22:25 0:00

This item is part of
XS
SM
MD
LG