Isku xirrada

War Deg-Deg ah

UNHCR: Kenya ha ka Noqoto Xirista Xeryaha


QM: Howlgalka Militari wuxuu Xaddiday Howlaha Gurmadka
QM: Howlgalka Militari wuxuu Xaddiday Howlaha Gurmadka

Hay'adda Qaxootiga ee UNHCR ayaa ku boorisay dowladda Kenya inay dib uga fiirsato go’aanka ay ku xidhayso xeryabah qaxootiga Dhadhaab, waxayna hay’addu sheegtay inaysan qeb ka noqon doonin qorshe walba oo qaxootiga Soomaaliya loogu rarayo, oo jabinaya sharciga caalamiga ah.

Kenya ayaa Sabtidii sheegtay inay muddo 3 bilood ahy u qabatay hay’adda UNHCR si ay u rarto kumanaanka kun ee qaxootiga Soomaalida ah ee ku jira xeryahah Dhadhab. Kenya waxay sheegtay inay talaabadan ay qeyb katahay jawaab adag oo ay ka bixinasyo dilkii 148 qof ee lagu dilay weerarkii jaamacadda Garissa.

XS
SM
MD
LG