Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somalida Kenya: Waan Magcaabaynaa Dadka la Shaqeeya Shabab


Mas’uuliyiinta Soomaalida Kenya ayaa sheegay inay farta ku fiiqi doonaan isla markaana magacaabi doonana dad ay sheegeen inay maalgeliyaan ururka Al-Shabab oo ka tirsan bulshada.

Hadalkan ayey jeediyeen kadib markii ay kulan la yeesheen mas’uuliyiintu madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta shalay. Ugu yaraa 148 qof ayaa ku dhimatay weerarkii Toddobaakdii Al-Shabab ay ku qaadday Jaamacadda Garaisa.

Mas’uuliyiinta Soomaalida ee la shiray madaxweynaha Kenya waxaa ka mid ah Sanatar Cabdiraxmana Cali Xasan Colow. VOA ayuu uga waramay kulankoodaas.

Wararka ugu dambeeyey ee Kenya
please wait

No media source currently available

0:00 0:11:38 0:00

XS
SM
MD
LG