Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Cabdisalaan Hadliye Cumar ayaa ka qeyb galay barnaamijka Wicitaanka isagoo ka jawaabay su'aalo ay dhageystayaashu ka weydiiyeen arrimaha Soomaaliya iyo weerarkii magaalada Garissa.