Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kerry: Ugu dambayn Bishaar Al-Asad Waannu La Hadli doonaa


Kerry ayaa sheegay in wadahadallada lagu damacsan yahay in culeys logu saaro Bishaar Al-Asad in uu qeyb ka noqdo wadahadalada marxalada kala guurka ee siyaasadda dalka Siiriya.

Bishaar Al-Asad ayuu culays badan ka haystaan gudaha dalkiisa iyo beesha caalamka , iyadoo ciidanka dowladda Siiriya uu muddo 4 sano ah dagaal kula jiraan jabhadaha ka dagaallama dalka Siiriya oo uu ku jiro ururka Daacish.

Dagaallada ka socda dalka Siiriya ayaa galaafay nolosha kumannaan qof islamarkaasna barakiciyey dhowr milyan oo kale, sidoo kale waxa uu burbur laxaad leh soo gaaray kaabayaashii dhaqaalaha ee dalka Siiriya.

XS
SM
MD
LG