Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xeer-beegti Go'aan ka Gaartay Dilkii Ferguson


Xeer-beetidii gacanta ku haysay eegista dil loo geystay wiil madow oo uu toogasho ku dilay askari caddaan ah oo ka tirsan booliiska gobolka Missouri.

Haddaba go'aanka xeerbeegtida iyo waxa ay ku saleeyeen ayaa wariyaha VOAda Maxamed Cabdi Sandhere uu ka wareystay Mukhtaar Xaaji oo ah madaxa Ururka Jaaliyadda Soomaalida ee magaalada St. Lious ee gobolka Missouri oo ay daris yihiin magaalada Ferguson ee uu dilku ka dhacay.

Dhageyso Go'aankii Xeer-beegtida Ferguson
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:34 0:00

XS
SM
MD
LG