Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaada: Joojinta Xawaaladaha Soomaalida


Barnaamijka Faaqidaada Toddobaadka wuxuu ka hadlayaa Xawaaladaha Soomaalida iyo saamaynta uu ku keenayo in la joojiyey qaar ka mida baanankii la shaqayn jiray dalkan Maraykanka, aqoonyahano iyo qaar ka mida masuuliyiinta ururka Xawaaladaha ayaa barnaamijka marti ku ah.

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxaa innoo soo jeedinaya Cabdicasiis Xuseen Cismaan:

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:37:52 0:00

XS
SM
MD
LG