Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Nin Soomaali ah oo Xaaskiisa ku Dilay Norway


Nin Soomaali ah ayaa dalka Norway shalay ku dilay xaaskiisa, kadibna booliska isku dhiibay. 6 caruur ah oo uu ninkani dhalay ayaa la sheegayaa inay la wareegtay dowladda Norway. Dilkan oo ka dhacay meel ka baxsan magaalada Oslo ayaa argagax ku reebay Soomaalida halkaasi dagan.

Xagga hoose ka dhageyso faah-faahin ku saabsan xaaladda ninkaasi oo hadda ku jira gacanta booliska oo uu Caasho Ibrahim Aden uga warramay Maxamuud Cali Bulaale oo ninka dilka geystay uu shalay u keenay 2 ka mid ah caruurtiisii markii uu xaaskiisa dilay ka dib.

Dhageyso wareysiga ninka Norway ku dilay xaaskiisa
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:06 0:00

XS
SM
MD
LG