Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka: Qul-qulatooyinka Yemen


Wicitaanka Dhageystaha
Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhegaystaha ee toddobaadkan waxaynu ku lafa-guri doonnaa halka ay salka ku hayaan dagaallada iyo xasilooni darrada ka socota dalka Yemen, waxaana barnaamijkeena waxaa marti ku ah Xuseen Xaaji Axmed oo ah Diblomaasi Soomaaliyeed oo ka tirsan safaaradda Somalida ee dalka Yemen gaar ahaan Qunsuliyadda Cadan.

Inta barnaamijkani socdona qaar ka mida dhegaystayaasha ayaa su'aalo weydiin doona, waxaa barnaamijka wicitaanka ee toddobaadkan inala socodsiinaya Ismaaciil Xuseen Farjar:

Barnaamijka Wicitaanka Dhegaystaha
please wait

No media source currently available

0:00 0:23:57 0:00

XS
SM
MD
LG