Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Obama oo Jeediyey Khudbaddii "Xaaladda Dalka"


Madaxweyne Obama ayaa sheegay in Xaaladda Dalka Maraykanku ay tahay mid xoog badan, isaga oo sheegay in heerkii shaqo la'aantu uu joogo heerkii ugu hooseeeyey muddo lix sano ah.

Dhinaca kale, waxa uu ka hadlay waxbarashada, la-dagaalanka argagixisda, daryeelka dadka Maraykanka, iyo ilaalinta internetka.

Warbixin ku saabsan khudbadda madaxweynaha iyo falanqeyn faahfaahsan hoosta ka dhageyso.

Dhageyso Khudbaddii "Xaaladda Dalka"
please wait

No media source currently available

0:00 0:19:14 0:00

XS
SM
MD
LG